Posts

SOMALIA XAGEE KU TAALA?

Image
Soomaaliya  ( Af Ingiriis  :  Somalia ,  Af Carabi  الصومال,  Wadaad :  ‏ صومالِيَ ‎ ), sida rasmiga ah loo yaqaano  Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  ( Af Ingiriis  :  Federal Republic of Somalia ) (waxaa hore loo oran jirey  Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Soomaaliya  xiligii hore ee Hantiwadaaga), oo sii dhaxal ahaana loo yaqaano  Soomaal waa  Dowlad  iyo wadan dhacda  Geeska Afrika  ama Foolalka  Afrika  ee kasii socda  Marinka Gardafuul . Wuxuu ka kooban yahay maamul goboleedyo sida  Puntland ,  Jubaland ,  Galmudug ,  Hirshabeelle ,  Koonfur Galbeed . Waxaa ka xiga bariga  marinka Gardafuul  iyo  Seyshelles , iyo  Soqotra  iyo  badda Soomaal , koofuurna  Kenya . Waxaa ku nool dad  Faanyahan  ah, iyo dadka  Dhul-hoos Bari Kushiitik  ah. Soomaaliya xilliyadii hore waxay ahayd meelaha ugu muhiimsan ...